|
berberatoday.com
Sarkaal Loo Haysto Tacadiyadii Jeel Ogaadeen Ka Dhacay Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay
September 29, 2018 - Written by Berbera TodayJigjiga(Berberatoday.com)-Hay’addaha Amaanka Ee Deegaanka Soomaalida ayaa gacanta ku soo dhigay Kornayl Shamaaxiye oo ka mid ahaa saraakiisha lagu eedaynayo in door weyn ku lahaayeen Tacdiyadii Jeel Ogaadeen loogu geystay Maxaabiistii ugu badnayd. Mr. Shamaaxiye oo ku jira liiska dadka ay hay’adda u dooda Xuquuqda Aadamuhu ku soo eedaysay in ay ka danbeeyeen tacadiyadaasi ayaa hadda ku jira gacanta Xukuumada Deegaanka Soomaalida, waxaana lagu wadaa in la hor keeno sharciga si loogu maxkamadeeeyo dambiyadii uu geystay. Xukuumadda Deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa wada qorshe lagu beegsanayo dadkii dakanada ka galay deegaankaasi intii ay jirtay Xukuumadii uu gadh wadeenka ka ahaa Cabdi Maxamuud Cumar. Si kastaba ha ahaatee dadka deegaanka iyo kuwii
Berberatoday.com COMMENTS
|
||||
|
|
|||||