Daawo Muuqalka”Duufaan Iyo Dhulgariir Wada Socda Oo Ku Dhuftey Dalka Indonesia
September 30, 2018 - Written by Berbera Today
Jakarta(Berberatoday.com)-Waxaa weli socda gurmadka dadka wax ku noqday Tsunami ku dhufatay jasiirada Sulawesi, waxaana burbur xoogleh soo gaaray dhulka xeebta saaran.
