Daawo Muuqalka”Madaxweyne Erdogan Oo Xadhiga Ka Jaray Masjidka Ugu Weyn Qarada Yurub Oo Laga Dhisay Dalka Jarmalka
September 30, 2018 - Written by Berbera Today
Cologne(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqashada rasmiga uu ku marayey dalka Jarmalka ku soo afmeeray xadhig ka jaridda mid ka mid ah masaajidda ugu weyn qaaradda Yurub oo laga dhisay dalka Jarmalka
Wuxuuna Madaweyne Edrdogan sheegay masaajidkan laga dhisay magaalada Cologne inuu astaan u yahay nabadda, isaga oo uga mahadceliyey dowladda Jarmalka sida ay u oggolaatay inuu dhismaha msaajidka istaagin iyada oo ay socdeen mudaharaadyo looga soo horjeeday dhismaha masaajidka.