Daawo Muuqalka”Jaamac Shabeel Oo Wasiirka Maaliyada Ku Eedeeyay Inuu Gef Ka Galay Kadib Markii……?
October 1, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Md Jaamac Shabeel ayaa waxaa uu sheegay in uu wasiirka Maaliyadu uu gaf ka galay kadib markii uu u magacaabey xil lataliye oo aanu kala tashan