Daawo Muuqalka”Hordhaca Showga farxiya fiska Iyo Habeenka Hargeisa, Goobta+Qiimaha.
October 1, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-fanaanada farxiya Axmed Cadaawe “farxiya fiska” Oo dhawaanahan ku Sugnayd Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Show xiiso badan ku qaban doonta magaalada Hargaysa kaasi oo ay ku Weheliyaan fanaaniinta Xidigaha Geeska iyo kuwo kale Oo Badani.
