Hay’adda Kaydka Raashinku Oo Dhaqaale Ka Heshay Qaramadda Midoobay .
October 3, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici) ayaa maanta ka qayb galay munaasibad Hay’adda u diyaar garawga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka ay soo qaban-qaabisay oo lagu soo ban-dhigay kaalmo ay hay’adaha qaramada midoobay soo gaadhsiisay Somaliland.
