Daawo Muuqalka”Eng. Maxamed Xaashi Oo Ka Digay Shir Qaramada Midoobey Ay Hargeysa Ku Qabaneyso
October 4, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Eng Maxamed Xaashi oo maanta warbaahinta magaalada Hargeysa kula Hadley waxaa uu ka digay shir ay Qabaneyso Haaya’da Qaramada Midoobey u qaabilsan horumarinta ee UNDP kaas oo ay ku qaban doonyo magaalyin ay Hargeysa ku jirto .