“Laamaha Geed Sare Kuyaal Hadii Midba Gees Ubaxo Gantada U Aroorsaniyo Guntay Ka Midaysan Yihiin, Gacmaga Nacab Iyo Gudmona Mawada Gooyaan Dhirtoo, Galool Baan Ahay Nasaba Gobaan Ahay Liicin Abid. Midhaa Guudkay Yaalooy Hoobaan Baa Laga Gurtaa Oo Hadhaykaygaa Lagu Gamaa Jaceylkana Laga Guurtaa”Fanaanada Khadra Cabdi Sinimo
October 5, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Laamaha Geed Sare Kuyaal Hadii Midba Gees Ubaxo Gantada U Aroorsaniyo Guntay Ka Midaysan Yihiin,Gacmaga Nacab Iyo Gudmona Mawada Gooyaan Dhirtoo, Galool
Baan Ahay Nasaba Gobaan Ahay Liicin Abid. Midhaa Guudkay Yaalooy Hoobaan Baa Laga Gurtaa
Oo Hadhaykaygaa Lagu Gamaa Jaceylkana Laga Guurtaa”Fanaanada Khadra Cabdi Sinimo