“Catoosh Baga Ayaa BBC-da Looga Eriyey Waxuu Ahaa Kuwii Meesha Qaribay …” Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
October 5, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in BBC-da laga eriyey Wariye Cabdirisaaq Catoosh isla markaana waxaa uu ku tilmaamay wax lagu farxo maadama oo uu ku eedeyey in uu ahaa Wariyayaashii BBC-da Qaribay waa sida uu hadalka u dhigaye
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/TmjRDxuEm5o
Berberatoday.com