Daawo Muuqalka”Wasiirka Horumarinta Khayraadka Biyaha Oo Cayimay Wakhtiga Ay Hargeysi Biyo Ku Filan Heli Doonto
October 6, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland Md Saleeban Cali Koore oo maanta hor tagay golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu shaaciyey in magaalada Hargeysa ay biyo heli doonto sanadka soo socda ee 2019
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/pbEOAFYTQo0
Berberatoday.com