berberatoday.com
Alle Ha U Naxariistee Fanaankii Tumista Cuudka Caanka Ku Ahaa Ee Marxuum Maxamed Miyir Xaaji Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
October 7, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeisa(Berberatoday.com)-Alle ha U Naxariistee Waxaa Goordhaweyd Cusbitaalka Royal ee Magaalada Hargeisa Ku GeeriyoodayMarxuum Maxamed Miyir Xaaji Oo Kamid ahaa Bahda Fanka iyo Suugaanta Somaliland,

Marxuumka Ayaa u Geeriyooday Xanuun Degdega Oo Ku Soo Booday Habeenkii Jimcaha ee Ina Soo Dhaafay, Waxaana Xaaladiisa Caafimaad oo ahayd mid miyir doorsoon ah wakhtigaa kadib waxaa xaqii ku yimid maanta.

Alle ha U Naxariistee Marxuum maxamed Miyir Xaaji Ayaa Ka Mid Ahaa Shaqsiyaadka Tirada yar ee Eebe Hibada Gaarka ah u Siiyey tumista Cuudka Ama Kabanka, Kaas oo Tobankii Sano ee ugu Danbeeyey uu kamid ahaa Shaqsiyaadka Faro ku tiriska ah ee Sida Gaarka Loogu majeerto tumista Cuudka Iyo Saarid heesaha kala duwan laxan macaan.

Waxaana labadii Sanno ee ugu Danbeeyey uu kamid ahaa Kooxda Fanka iyo Sugaanta  Xidigaha Geeska Oo uu kamid ahaa Shaqsiyaadka Tiirarka u ah dhinaca Laxamada iyo Tumista Codadka.

Maxamed Miyir Xaaji.

Shabakada Berberatoday.com Iyo maamulkeedu Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u Dirayaan Ehelka iyo Qaraabadii uu ka Baxay Marxuumku iyo Dhamaanba Asxaabtii Ay Bah-wadaagta Shaqo Ahaayeen. Alle ha u naxariisto. Aaamin Aaamin Aamin Yaa Rabi

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews