Daawo Muuqalka”Edna Aadan Ismaaciil Oo Ku Dhawaaqday Hadal Muran Badan Dhaliyay Oo La Xidhiidha Midaw Mar labaad Somaliland Iyo Somaliya Dhex Mara
October 7, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ergayga Somaliland u qaabbilsan wadahadallada Soomaaliya Dr. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa markii u horreysat shaacisay in ay dowladda Somaliland diyaar u tahay in ay la midawdo Soomaaliya