Dhismayaasha Madaxtooyada Iyo Golayaasha Baarlamaanka Oo Laga Raraayo Gudaha Magaalada Hargeysa Iyo Halka La Geyn Doono Oo Mayarka Hargeysa Sheegay”Daawo Muuqaal
October 8, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco ayaa sheegay in aqalka Madaxtooyada Somaliland laga rarayo magaalada isla markaana laga dhisi doono degaanka Xaraf ee galbeedka magaalada Hargeysa halkaas oo iminka dhismihiisa ay ka wadaan ciidanka qaranka Somaliland
Sidoo kale, wuxuu sheegay in Xarunta guurtida laga dhisi doono koonfurta magaalada halka wakiillada laga dhisayo bariga magaalada.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/uQi2W0NK-RM