Cali Guray Oo Ka Hadlay Muhiimada Barnaamijka Shaqo Qaran Iyo Aqoonta Masuul Loo Magacaabay.
October 8, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Guray oo kamida Masuuliyiinta Xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka hadlay Waxyaalaha ay ubaahan tahay dhismaha haayada cusub ee Barnaamijka shaqo qaran taasi oo madaxwaynaha Somaliland umagaacabay xilkeeda masuul shaqooyin kala Duwan kasoo Qabtay dalka.
