Daawo Muuqalka”Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Kulmiye Xassan Siciid Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadley Xil Ka Qaadistii Jaamac Shabeel ” Siyaasadu Muuse Ayuu Wax Soo Taray Ma Aha ..”
October 10, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye Xassan Siciid oo u waramaayey Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga ee Universal Tv ka baxa ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka Hadley qaabkii xilka looga qaaday gudoomiyihii golaha dhexe ee xisbiga Md Jaamac Shabeel .
Xassan Siciid ayaa sheegay In aaney siyaasadu aheyd Hebel Muuse ayuu wax soo taray balse hadii uu danbi galo lagu qaadaayo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/YzcHo0CU-qc
Berberatoday.com