Aniga Oo Ah Garyaqaan Muhiyadiin Mohamed Cabdi , Waxaan Halkan Tacsi Uga Dirayaa Qoyskii Iyo Eheladii Ay Ka Geeriyootay Marxuumada Siraad Sooyada Mire
April 19, 2016 - Written by Berbera Today
Aniga Oo Ah Garyaqaan Muhiyadiin Mohamed Cabdi , Waxaan Halkan Tacsi Uga Dirayaa Qoyskii Iyo Eheladii Ay Ka Geeriyootay Marxuumada Siraad Sooyada Mire
Waxaan Halkan Tacsi Uga Dirayaa Qoyskii, Qaraabadii Iyo Eheladii Ay Ka Geeriyootay Marxumada Siraad Sooyada Mire , Waxa Kale Si Gaar Ah Uga Tacsiyadaynayaa Ugaaska ee beesha Muuse Dhariyo Ugaas Bashiir Cabdi Cabdilaahi, Cali Cabdi Cabdi Iyo Xaali Cabdi Cabdilaahi Oo Kala Jooga USA & Kuwait , Ilaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuumada , Innagana Samir Iyo Siimaan Ha Inaga Siiyo ,
Waxaan Marxuumada Ilaahay Uga Baryaynaa In Uu Naxariisto Janno Ka Waraabiyo Dhammaan Qaranka Somaliland iyo Beelweynta Sheikh Muuse Dhariyo Ay Ka Baxdayna Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo