“Ictiraaf Raadin Yaynaan Wakhtiga Iskaga Lumin Ee Waa In Beesha Caalamka U Soo Bandhigno Dhibtii Somaliya Inoo Gaysatay”.Maxamed Xaashi Daawo Muuqal
October 14, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Eng, Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ah siyaasiyiinta madasha wadatashiga Somaliland ayaa waxa uu Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi u soo jeediyay in aan wakhtiga iskaga lumin ictiraaf raaadin iyo waxyaabo aan qaranka dan u ahayn oo ay beesha caalamka u soo bandhigto dhibaatooyinkii iyo xasuuqii ay dowlada Soomaaliya u gaysatay shacabka Somaliland.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
https://youtu.be/D6Tl4qLUnZU
Berberatoday.com