“Aniga Qoys Ima Magacaabin, Sidii Xukuumadii Hore Ku Shaqeyn Jirtay”Safiirka Somaliland Ee Imaaraadka Ambasador Xasan Yaasin Hirad”Daawo Muuqal
October 14, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka Somaliland u fadhiya wadanka isku taga Imaaraadka Carabta Ambasador Xasan Yaasin “Hirad” ayaa waxa uu ka hadey xan maalmihii u danbeeyay la isla dhexmarayay oo ku saab sanaa in magacaabistiisu ay ka timi xaga marwada labaad ee Madaxweyne Muuse Biixi.