berberatoday.com
Muqdisho: Xus Baroor Diiq Ah Oo Ka Socda Isgoyska Soobbe Oo Qarax Boqolaal Ruux Ku nafwaayeen Kadhacay Sanadkii Hore
October 14, 2018 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Magaalada Muqdisho waxa ka socoda xus baroor diiq ah oo lagu xasuusanayo dadkii ku dhintay qaraxii ugu weynaa ee ka dhacay magaaladaas.

Baroor diiqdan ayaa la qabanayaa maanta oo 14 October oo ah sannad guuradii koobaad ee ka soo wareegtay markii qaraxii lagu hoobtay ka dhacay isgoyska Soobbe ee magaalada Muqdisho.

Xuska qaraxii Soobbe

Dadweyne fara badan ayaa isugu soo baxay goobtii qaraxu ka dhacay, waxaan goobtaa la dhigay sameecado waaweyn oo ayaadaha Qur’aanka Kariim ka ahi ka socdo.

Waxa la filayaa in madaxda dawladda Soomaaliya ay ka qayb galaan ducadaa iyo baroor diiqda goobka ka socota, khudbadona ay halkaa ka jeedin doonaan.

Mudaharaad iyo baroor diiq is huwanKhudbado laga jeedinayo goobta baroor diiqdu ka socoto

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews