Akhriso”Wararkii Ugu Danbeeyey Saxafigii Safaarada Turkiga Lagu Dhex Waayey Iyo Ciidamada Sirdoonka Gudaha U Galay Qunsuliyada Sucuudiga
October 15, 2018 - Written by Berbera Today
Istanbul(Berberatoday.com)-Wararka hadda soo dhacay ayaa sheegay in Dawlada Turkigu galabta ka bilaabayso baadhitaan dhismaha qunsuliyadda Sacuudigu ku leedahay Turkiga.
Erdogan Boqor Salmaan ayaa ku heshiiyey in koox isku dhaf oo ka kala socota labbada dal ay galabta si wadijir ah dhismaha uga bilaabaan raad helka halkii uu ku danbeeyey wariye Jamaal oo la aaminsan yahay in lagu dhex dilay dhismaha, halka sacuudigu uu sheegayo in uu ka baxay dhismaha markii uu dhamaystay hawshii uu uga baahnaa.
Berberatoday.com