berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Eedaymo Culus U Jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Difaaca Wasiirro Ka Mid Ah Xukuumadda
October 16, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Fagaare uu Khudbad ka jeediyey wuxuu eedaymo culus Hawada u mariyey Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Xukuumaddiisa.

Guddoomiyaha UCID oo bilihii u dambeeyay iska dhowrayey inuu Eedaymo u jeediyo Xukuumadda Madaxweyne Biixi, ayaa Khudbad uu ka jeediyey Munaasibad loo qabtay Arday ka qalin-jebiyey Jaamacad ku taalla Hargeysa, ayaa yidhi “Walaalayaal, Dalka Annaga ha inooga baqina ee Muuse uga baqa..”

Laakiin, Wasiirro ka mid ah Xukuumadda Somaliland oo hadalka Faysal Cali Waraabe ka dib Munaasibaddaasi hadallo ka soo jeediyey ayaa Difaacay Xukuumadda isla-markaana eedaymo kulul u jeediyey Guddoomiyaha UCID.

Wasiirrada Wasaaradaha Cadaaladda iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Madaxweyne Biixi oo hadalka iskaga dambeeyay ayaa su’aal geliyey waxa uu Faysal Cali Waraabe ahaan jiray xilligii Jabhaddii SNM oo Madaxweyne Biixi ka mid ahaa dagaalka kula jirtay Ciidammadii Dawladdii Maxamed Siyaad Barre.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose Ka Daawo

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews