berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Ayaa Wareegto Ku Magacaabay Xubnaha Komishanka Maamul Wanaaga, Gudida Tacliinta Sare Iyo Xubno Katirsan Hayada Dhawrista Tayada
October 16, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Ayaa Wareegto Ku Magacaabay Xubnaha Komishanka Maamul Wanaaga, Gudida Tacliinta Sare Iyo Xubno Katirsan Hayada Dhawrista Tayada

WAR-SAXAAFADEED: 16 /10/2018

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-215/102018, ku magacaabay Xubnaha Komishanka Maamul-wanaaga.

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-

Wareegto Madaxweyne
Magacaabid

Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobkiisa 90aad;

Markaan Arkay: Xeerka Komishanka Maamul-Wanaaga, Xeer Lr. 58/2012;

Markaan Arkay: Xeerka Guddida Qaranka ee Xakamaynta AIDS-Ka, Xeer Lr. 67/2015;

Markaan Arkay: Xeerka Guddida Dhawrista Tayada, Xeer Lr. 68/2014;

Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;

Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;

Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;

Waxaan Go’aamiyey;

1) In laga bilaabo taariikhda maanta aan Xubnaha Komishanka Maamul-wanaaga u magacaabo masuuliyiinta hoos ku xusan:

Tir Magaca Xilka
1. Axmed Jaamac Maxamuud Xubin
2. Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Maxamed Xubin
3. Maxamed Axmed Cawaale Xubin
4. Liibaan Ismaaciil Cabdillaahi Xubin
5. Dayib Aadan Xaaji Cali Xubin

2) In laga bilaabo taariikhda maanta aan Komishanka Qaranka ee Xakamaynta AIDS-ka u magacaabo masuuliyiinta hoos ku xusan:

Tir Magaca Xilka
1. Naasir Ayjeex Jaamac Agaasimaha Fulinta
2. Muxiyadiin Yuusuf Ibraahim Agaasimaha Wacyi-gelinta iyo Abaabulka
3. Maxamed Jaamac Siciid Agaasimaha Tababarada iyo Horumarinta Hawl-wadeenada
4. Maxamed Abiib Yuusuf Agaasimaha Daaweynta iyo Daryeelka

3) In laga bilaabo taariikhda maanta aan Xubnaha Guddida Hay’adda Dhawrista Tayada u magacaabo masuuliyiinta hoos ku xusan:

Tir Magaca Xilka
1. Faysal Maxamuud Siciid Xubin
2. Maxamed Ismaaciil Dhimbiil (Suufi) Xubin
3. Cali Sheekh Muxumed Aw Cabdi Xubin
4. Xasan Maxamuud Maxamed (Bakoosh) Xubin

4) In laga bilaabo taariikhda maanta aan Guddida Tacliinta Sare ee Qaranka u magacaabo masuuliyiinta hoos ku xusan:

Tir Magaca Xilka
1. Xuseen Xaaji Xasan Guuleed Guddoomiye 
2. Maxamed Xasan Sheekh Muumin Guddoomiye Ku-xigeen 
3. Cabdirisaaq Muuse Faarax Xubin
4. Cismaan Jaamac Aadan Xubin
5. Cabdi Ismaaciil Yoonis (Cabdi Duse) Xubin
6. Axmed Cali Xirsi (Sulub) Xubin

5) Masuuliyiintii xilalkan hore u hayey waxaan uga mahad-celinayaa muddadii ay Qaranka u soo shaqeeyeen.

ALLAA MAHAD LEH 
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha JSL

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews