Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Kulan Hawleed U Qabtay Qaar Ka Mid Ah Suxufiyiinta Magaalada Hargeysa
October 17, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulan dood cilmiyeed ah oo u jeedkiisu daaranaa sidii wax kabadal, kaabis iyo falan qaynba looga yeelan lahaa Qodobada anshaxa saxaafada Somaliland oo la sameeyey 2004 wakhtigaasi oo aan culays badan la saarin sidii loogu dabaqi lahaa shaqooyinka maalin laha ah iyo kuwa kale ee ay warbaahintu bulshada u hayso.