Roobab Dabaylo Wata Oo Ka Da’ay Dagmada Lughaya Iyo Garbadadar
October 18, 2018 - Written by Berbera Today
Awdal(Berberatoday.com)-Deegaanada Lughaya iyo Garbadadar oo ka tirsan gobolka Awdal ayaa waxaa maaanta gelinkii danbe ka da,ay roobab dabaylo wata, Iyadoo aanay roobabkaasi dabaylaha wata wax khasaare ah gaysan.
Halkan Hoose Ka Daawo Warbixinta Roobabka daybalaha Wata