“Reer Gabiley Waxaan leeyahay Maalinta La Codaynayo Sidaad Umuuqataan Horumarkana Uga Muuqda”Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax
October 19, 2018 - Written by Berbera Today
Gabiley(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan dhuxul laabsaalax Oo Kamida Hal Abuurka suugaanta ee wakhtigan ayaa maanta buuqasho ku tagay magaalada gabiley halkaasi oo bulshada reer gabiley usoo jeediyay in ay sida ay uga muuqdaan maalinta codaynta iyo maalinta dagaal ee Somaliland ay uga dhexmuuqdaan horumarka iyo iskaa wax uqabsadaba .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
https://youtu.be/5yiy8-XMlEk
Berberatoday.com