Xildhibaan Reer Yurub Ah Oo Wacad Ku Maray Inuu Xoojinaaya Olalaha Ictiraaf-raadina Somaliland
October 20, 2018 - Written by Berbera Today
Hargaysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan James Carver, oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Yurub, ayaa balanqaaday inuu sii wadayo taageeradiisa la xidhiidha sidii Somaliland u heli lahayd aqoonsi caalamiya.waxaanu sidaasi ka hor caddeeyey shirweyne lagu qabtay Hargeysa 10kii Bishan.