Ciidamada Spain Oo Ka Hortegey Koox Tahriibeyaal Ah Oo Doonaayey Inay Ka Baxsadaan Xarun Ay Ku Jiraan.
October 21, 2018 - Written by Berbera Today
Madrid(Berberatoday.com)-Laba askari ayaa dhaawac xoogani kasoo gaadhay kadib markii ay koox tahriibeyaal ahi isku dayeen in ay ka baxsadaan jeel ku yaala wadanka Spain , gaar ahaana magaaladda Madrid ee caasimadda dalkaasi .
Tahriibeyaashan isku dayey in ay baxsadaan ayaa tiro ahaan gaadhaayey ilaa 80 muhaajir , kuwaas oo dhawaan gaadhey dalkaasi, sida ay shegtay warbaahinta maxaliga ah ee dalka Spain