berberatoday.com
Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Dalka debediisa Ku Sugan Ayaa Sheegay In Cadaalad-darro Iyo Maamul-xumo Ka jiraan Somaliland
October 22, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirro”, ayaa waxa uu sheegay in ay Somaliland ka jirto cadaalad daro iyo maamul-xumo, waxaanu sheegay inay doorashooyinka soo socda guulaysan doonaan, iyaga oo ka faa’iidaysanaya waayo-aragnimada ay ka barteen doorashadii Madaxtooyada ee Somaliland ka dhacday 2017-kii.

Cabdiraxmaan-Cirro, waxa uu arrimahaas iyo kuwo kaleba kaga hadlay Khudbad uu u jeedinayay Taageerayaasha Xisbigaasi ee ku dhaqan waddanka Ingiriiska, waxaanu uga xog-warramay dib u habayn lagu samaynayo Xisbiga iyo xaaladda dalka, isaga oo iftiimiyey in doorashada Baarlamaanka iyo Golayaasha deegaanku dhici karaan sannad ama sannad iyo badh ka dib, waxaanu midnimo ugu baaqay Taageerayaasha Xisbigaas ee Qurbaha ku dhaqan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Rf0xs_GsoHU

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews