Dagaal Beeleed Mar Kale Saaka Ka Qarxay Deeganka Koonfurta Gobalka Sool Ee Dhumay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
October 22, 2018 - Written by Berbera Today
Laascaanood(Berberatoday.com)-Wararka na soo gaadhaya ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka uu dagaal beeleed ka qarxay deeganka Dhumay oo Koonfur kaga beegan magaalada Laascaanood .
Ma jiraan wali cid s rasmi ah oo xaqiijiyay khasaaraha ka dhashay dagaalkan balse balse warar hoose oo aanu helnay ayaa waxa ay sheegayaan inay khasaare dhimasho iyo dhaawac-ba leh ay jiraan