50 Ruux Oo Ku Nafwaayay Dagaalka Dhumay Ee Koonfurta Laascaanood Iyo Wararkii U Danbeeyay
October 23, 2018 - Written by Berbera Today
Laascaanood(Berberatoday.com)-Waxaa sare u kacay dadkii ku dhintay dagaalkii shalay deegaanka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood ku dhex maray labada beelood, waxayna hadda kor u dhaafayaan dhimashadu konton qof.