Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Colaada Ka Soo Cusboonaatay Gobolka Sool
October 23, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu ka hadley colaada maarkale ka soo cusboonaatay deegaanka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood, Isagoona xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in ay coladaas u gasho sidii ay u gashay colaadii Ceel-afwayn.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Faysal Cali Waraabe