berberatoday.com
Kiiska Weriye Khashoggi Maxkamadayntiisa Yaa Xaq U Leh?
October 24, 2018 - Written by Berbera Today
Qolooyinka shuruucda caalamiga ah dhigatay waxa u yaal kiiska cusub ee Weriyaha Sucuudiga ah ee Safaaradda Sucuudugu ku leeyahay Istanbul, Turkiga, lagu qashay.Image may contain: 2 people

 

Madaxweynaha Turkigu, Erdogan waxa uu sheegay in aan kiiskaas laga hadhayn ilaa inta macluumaad dhab ah laga helaayo, kadibna ay samayn doonaan wixii sharcigooda iyo shuruucda caalamiga ah ka dhigayaan.

Waxa uu boqorka Sucuudiga Ka codsaday in 18 eedaysane Turkiga gacanta loo soo geliyo, maadaama falku ka dhacay Istaanbul. Waxa kale oo jira shirkad (cooperqtion) Turkey ah oon magaceeda la sheegin laakiin lagu eedaynayo in ay maydka iyo cadaymo badan baabiisay.

Haddaba marka la eego shuruucda caalamiga ah gaar ahaan dambiyada xarumaha dibloomaasiyadeed lagu galo kiiskan waxaan la garaneen waxaa uu kiiskani noqon doono

W/Q : Ibraahim Khadar 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews