Sucuudiga Oo Qirtay In Dilka Wariye Jamaal Khashoggi La Sii Qorsheeyay Ka Hor Intii Uunan Galin Safaarada Sucuudiga Ee Turkiga
October 26, 2018 - Written by Berbera Today
Ankara(Berberatoday.com)-Sida ay cadeeyeen baadhayaasha Turkiga iyo Sucuudiga, oo macluumaad is waydaarsaday ayaa isku raacay in dilkii wariye Jamaal Khashoggi uu ahaa mid la sii qorsheeyay, waxana sidan sheegay Dacwad ooge dalka Sucuudiga Oo u warramayay warbaahinta dawladda.
