Culimada Somaliland Oo Shaacisay Inay Ka Qayb Qadanayan Daminta Colaada Deegaanka Dhumay Ee Gobolka Sool
October 26, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Aadan oo ka mid ah culimada waa wayn ee Somaliland ayaa waxa uu shaaciyay in dhamaan culimaa udiinka dalku ka qayb qaadanayaan daminta Colaada ka dhaxaysa beelaha walaalaha ah ee wada dega deegaanka Dhumay ee koonfurta gobolka Sool.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka