Xisbiga Ucid oo War-saxaafadeed Ka Soo Saaray Dadkii Ku Dhaawacmay Dagaal Beeleedka Gobolka Sool Ee Loo Qaaday Muqdisho
October 27, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shir ay isugu yimaadeen hogaankaa sare iyo gudida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid islamarkaana uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Xisbigaasi Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa waxa ay war-saxaafadeed ay ka soo saareen dadkii ku dhawaacmay dagaal beeleedka gobolka Sool ee loo qaaday magaalada Muqdisho.
Halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka

