Telesom oo Ka Warbixisay Sababta Cabdikariin Maxamed Iid Loogu xushay musharaxa Agaasimaha Ugu Wanaagsan Isgaadhsiinta ee Abaalmarinta Africacom 2018 S
October 29, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirkadda Telesom ayaa markii ugu horaysay si rasmi ah uga hadashay sababta guddoomiyaha shirkadda Telesom loogu xulay inuu u tartamo agaasimaha ugu wanaagsan shirkaddaha isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee abaalmarinta Africacom ee sanadka 2018, sida uu waraysi ku siiyey Agaasimaha Horumarinta Bulshada ee Shirkadda Telesom, Cabdiwahaab Maax laanta VOA.
