Shirkada Daabacada Ee ASAL Jet Oo Beenisay Warqad Baraha Bulshada La Soo Dhigay Ee Buuga Xirsi Kamidi Aanay Iyaga Bixin
October 30, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka Shirkada Daabacada ee ASAL Jet ayaa waxaa ay si kulul u beeniyeen warqad baraha bulshada la soo dhigay taas oo lagaga hadlaayo buugii uu qoray Hogaamiye Xirsi .
Shirkada ASAL Jet waxaa ay shabakada Ilaysnews.com u xaqiijisay in aaney warqadaasi aaney xafiiskooda ka soo bixin isla markaana ay been abuur tahay , warbaahinta na ay si Officail ah ula hadli doonan
Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Been Abuur-ka Ah
