“Qoraalka PDF Ka Ah Ee Aan Dhamayn Ee Buugga Miyiga Ilaa Madaxtooyada” Ee Internet Ka La Soo Geliyay Waa Tuugo Laga Soo Xaday Madbacaddii”Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xassan
October 30, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa si kulul Ubeeniyay Qoraalka buug uu qoray oo isagoo oo PDF Ah lagu baahiyay internet isagoo sheegay in aanay jirin meel uu ku fasaxay baahintiisa laga been abuuray warqada lagu sheegay in uu ku fasaxay baahintiisa taasi iyana lasoo dhigay baraha bulshada oo lagu sheegay in uu ku fasaxay baahida buugiisa .
