Muwaadin Reer Gabiley Ah Oo Geel Iyo Shini Meel Ku Wada Dhaqa Iyo Wariye Axmed Siciid Cige Oo Barnaamij Ka Diyaariyay
October 31, 2018 - Written by Berbera Today
Gabiley(Berberatoday.com)-Cali Nuur Cumar waa muwaadin reer somaliland ah oo ku nool gobolka gabiley isla markaana galbeed ka magaalada gabiley ku leh goob lagu xanaaneeyo shinida iyo geela kuwaasi oo isla goob kuwada dhaqan.
