Daawo:- Haweenay Somaliland ah oo xirfada laydhka oo ku shaqeysato iyo magaalada ay kaga shaqeysato !!!
November 1, 2018 - Written by berberatoday berberatoday
Hargaysa-(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa markii ugu horeysay lagu arkay haweenaydii ugu horeysay ee kaga shaqeysata cilmiga korontada oo ay baratey waxaana gabadhaas lagu magacaaba Shaadiya Xassan Halkan Hoose Ka Daawo Waraysi Uu La Yeeshay Tv-ga BBC Somali