berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Turkiga Oo Ku Dhawaaqay Natiijadii Baadhitaankii Dilkii Wariye Jamaal Khashoggi Shaaciyayna In Si Arxan Daro Ah
November 1, 2018 - Written by Berbera Today

Ankara(Berberatoday.com)-Jamaal Khaashuqji waa la ceejiyey durbadii uu galay qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul, kadibna jirkiisa ayaa cad-cad loo jaray oo la qariyey, waxaa sidaas maanta ku dhowaaqay dacwad-oogaha Turkiga Irfan Fidan.

 

Waa warkii ugu horreeyey ee rasmi ah oo Turkiga ay kasoo saaraan suxufiga reer Sacuudi ee la dilay labadii October.

“Si waafaqsan qorshe horey loo sii dejiyey, Jamaal waa la ceejiyey illaa uu ka neefo baxo, kadibna jirkiisa ayaa la jar-jaray oo la burburiyey markii uu dhintay” ayuu ku yidhi  Irfan bayaan uu soo saaray

Hadalkan ayaa beeninaya sheegashada Sacuudiga ee ah in Khaashuqji uu ku dhintay dagaal si lama filaan ah uga dhacay qunsuliyadda, oo uu u tegay inuu kasoo qaato waraaqo la xiriira guurkiisa.

Warka kasoo baxay Turkiga ayaa imanaya kadib markii dacwad oogaha Sacuudiga uu ka tegay Istanbul, wuxuuna hoosta ka xariiqayaa sida ay u yareyd wada-shaqeyta Sacuudiga iyo Turkiga ee baaritaanka kiiska.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews