Daawo Muuqalka”Wiil Uu Liqay Baliga Daami Ee Hargeysa Iyo Dareenka Hooyada Dhashay
November 2, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shalay galinkii danbe waxaa baliga daami oo ku yaala magaalada Hargeysa ku geeriyoodey wiil dhalinyaro ah isla markaana dadka xafaadasi degan ayaa cabasho xoogan ka muujiyey dhaamkan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan