Daawo Muuqalka Cabdiraxmaan Ciro Oo Mar Kale Mawqif Adag Iska Taagay Kominshanka Doorashiyinka Madaxweyne Biixi-Na Fariin U Soo Diray
November 2, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo la hadlaayey qaar ka mid ah qurbo jooga Somaliland ee dalka Ingiriiska ayaa waxaa uu mar kale ku celiyey in aanu xisbiga Waddani gali doonin doorasho ay qabtaan Kominshanka maanta xafiiska sii jooga waxaana mar kale ku baaqay in kominshankaas la kala diro
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/d7QBSZn3CUQ
Berberatoday.com