Daawo Muuqalka”Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Sheegeeya Inaanu Kulan Danbe La Yeelan Doonin Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Sababta Uu Ucuskaday
November 2, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo ku sugan dalka Ingiriiska ayaa waxaa wareysi kulul oo dhinacyo badan taabanaya waxaa ka qaadey Telefishanka Universal
Gudoomiye Ciro ayaa wareysigiisa ku sheegay in kulan danbe aanu gaar ula yeelan doonin madaxweynaha Somaliland mar hadii aanu madaxweynuhu wax ixtiraam ah u haynin kulamada asxaabta mucaaridka-na go,aamada ay ku heshiyeena aanu fulinin isla markaana waxaa uu ciro Kulamada Madaxweynaha iyo xisbiyada mucaaridka ah ku sifeeyey qaar uu sawir kula galaayo uun