berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Ka Qeyb Galay Xuska 25Aad Ee Ciidamada Booliska Somaliland Hambalyana Udiray Guud Ahaan Booliska Somaliland
November 3, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland  Md Muuse Biixi Cabdi Ayaa waxaa u maanta ka qeyb galay xuska sanad guurada 25 ee ciidanka Booliska Somaliland waxaana uu madaxweynuhu halkaas ka jeediyey khudbad

 

Madaxweynuhu waxaa uu sheegay in xalinta dagaalkaas ay gali doonan dhamaan cidii af Somali ku hadasha , Somaliland-na ay dadkaasi marti noqon doonan

“Colaadda Beelaha Walaalaha ah ee Gobolka Sool, Gaar ahaan Dhumay waxa maanta isugu imanaya inta Af-soomaali ku hadasha oo dhan, waanu soo dhawaynaynaa, waxaanay Marti u yihiin Dawladda Somaliland. “ ayuu yidhi madaxweynaha Somaliland oo  ka hadlaayey Xuska Sanad Guurada 25aad ee Booliska Somaliland oo maanta ku beegnayd

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/GWsUFvjHZLM?t=178

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews