Daawo Muuqalka”Wariysi Telefishanka Universal La Yeeshay Hogaamiye Xirsi Cali Xasan Oo Su,aalo Adag Lagu Weydiiyay
November 4, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa wareysi dhinacyo badan taabanaya oo xasaasi ah lagaga qaadey barnaamijka Milicsiga ee Universal Tv .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/G6d5WYZBmfQ
Berberatoday.com