Mareeyaha ayaa waxaa uu u magacaabey maamulaha cusub ee madaarka Hargeysa Maxamed Xussen Jaamac Ubaxle , waxaana uu hore masuulkani u ahaa maamule ku xigeenkii Madaarka Hargeysa
Maamulaha Cusub Ee Madaarka Hargeysa Md Maxamed Xussen
Sidoo Kale Maamulihii hore ee madaarka Hargeysa ayaa waxa loo bedelay Madaarka Berbera , kaas oo aan hada shaqeyn isla markaana dawlada Imaaraadku ay saldhig ka dhiganeyso