Daawo Muuqalka”Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Taageeray Mashaariic Horumarineed Uu Sheegay In Maamulka Putland Gobolka Badhan Ka Hirgalinayo
November 4, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Buulqaas oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu magaalada Hargeysa ka dhex taageeray mashaariic-da Puntland ka wado magaalada Badhan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/nolsQxCnmLs?t=1
Berberatoday.com