Madaxweyne Cagjar Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay Dadka Colaaduhu Ku Saameeyeen Somaliland
November 5, 2018 - Written by Berbera Today
Laascaanood(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe-Cagjar), ayaa maanta Deeq Raashin ah gaadhsiiyay deegaanka Dhumay ee gobolka Sool ee Somaliland oo Colaad dhimasho iyo dhaawac badan sababtay ku dhex-martay Beelo Walaalo ah oo halkaas wada dega.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/8nYlwc-6VZk
Berberatoday.com