Xukuumada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadashay Dilkii Xalay Ka Dhacay Deeganka Ceel Afweyn”Daawo Muuqal
November 5, 2018 - Written by Berbera Today
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Xidhiidhka goleyasha iyo dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan ayaa waxa uu ka Hadley hal qof oo habeenkii xalay ahayd lagu dilay deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag. Dhinaca kale waxaa uu Wasiirku tacsi u diray eheladii marxuumka isagoona ciidamada qaranka Somaliland ku amray inay soo qabtaan gacan ku dhiiglihii dilka gaystay.